IWEYDII.COM

Iweydii.com waxaan ugu talagalnay dhalin yarada somaliyeed ee wax baraneysa si ey ugu sahlanaato jawaab u helida suaalaha ku adkada

Shaqada uu qabto

Iweydii.com waa goob cilmi waxa uu anfacayaa ardayda

Waxa uu kaa cawin karaa ka jawabida suaalaha kugu adkada xaliga wax barashada

Waxaad jawaab u heli kartaa suaalo laga bixiyo casharada iyo home work waxaad kalo jawab u heleysaa diyaarinta presentations ka iyo assignment iyo dhamaan wixii suaalo madi laxiriira

Sababta kentay IWEYDII.COM

  • Inaan helno aalad lamida CHATGPT
  • Somalia kamid ma aha wadamada uu ka shaqeyo CHATGPT
  • Araday badan oo ku adkatay luqadaha qalaad qoristooda
  • Iyo in bulshada somaliyeed la janqado calamka cusub ee AI

Naweydii suaasha aad qabto

Kaliya waxaad u bahan tahay inaad ku qorto suaasha aad qabto mareegten IWEYDII.com waxan ku siin donaan jawaab saxan iyo si dhaqsi ah intaa kadib aad ku xaliso dhamaan wixii suaashii.

Team

Waxaan waqti badan galinay Website ama app kan si bulshada somaliyeed ula janqado hormarka ka socoda caalamaka wayo bulshadeena intabada wey ka indho xiran tahay hormarka calamka ka jira lkn inshaallah maregtan waxay buxin dontaa kalintaas

Ahmed M.J

Founder

IWEYDII.COM bulshad somaliyeed qasatan ardayda wax baraneysa waxaan u rajeynayaa in ey ka helaan xog lamida mida CHATGPT

Shuaib A.K

ceo & co-founder

Mustaqbalka dhow waxaan rajeyneynaa in aan Iweydii.com ku soo bandhigno dhamaan aad ladaha la xiriir Technology sida Ai iyo waxii lamida

Contact us

phone
252-682-668588
email
admin@iweydii.com
address
BAKAARO, MOGADISHU SOMALIA
social media